Articles

Faallo: Baarlamaanka Dhaxal-tooyada Puntland !

Faallo: Baarlamaanka Dhaxal-tooyada Puntland !

Dhisidda Puntland wuxuu ahaa hindise kayimid dadka u dhashay Gobollada Bari, Sanaag, Sool, Mudug,Nugaal, iyo Degmada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer, dhammaan shantaan gobol iyo degmadaasi waxay ka tirsan yihiin 18 kii Gobol ee Soomaaliya,Shirar kala dambeeyey oo ay yeesheen Isimadda,Siyaasiyiinta […]

Guusha Soomaalida UK & Gunuunuca Dowladda Kenya

Guusha Soomaalida UK & Gunuunuca Dowladda Kenya

Waa ilaahey mahadiise waxaa guul laga gaaray halgankii dheeraa ee muddada 8da sanaa qaatay kasoo looga soo horjeeday sharciga qaadka wadanka UK , kadib markii 3/7/2013ka ay wasiirka arimaha guduhu ku dhawaaqday in qaadkii gebi ahaanba laga mamnuucay wadanka ingiriiska. […]

10-kii Daqiiqo ee Minnesota! (SHeeko Gaaban)

10-kii Daqiiqo ee Minnesota! (SHeeko Gaaban)

Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan. alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Illen ilmadu waa macno la’aan hadaysan cid kuu danqanaysa kula joogin! Waligayba isma oran! Ileen Agoonimmadu ma aha hooyo iyo aabo oo la waayo oo keliya! Waligayba isma oran! Maalmuhu xasuustoodu arami badanaa, “Allaah dalkeenu wanaagsanaayaa!…Ayaan […]

Talo Soomaali oo dhan ku aaddan!!!

Bismillah, Ku bilaabid Magaca Alle Naxariistaaga Naxariista badan: Tolla’ay Soomaaliyeey!!! Tagoogtaad is jabiseen!!! Intaan isku tabar leedihiin oo tagoogta iska jabinaysaan ayuu cadow idiin tashaday, oo haddii aad tashan weydeen waa la idiin tashaday!! halkaad taalliin arkooy shisheeye sheela duxa […]