Dhacdooyinka Puntland

Dangurayo oo Lagu Qabtay Kalfadhigii 14-aad SAWIRO

Dangurayo oo Lagu Qabtay Kalfadhigii 14-aad SAWIRO

Waxaa maanta oo Taariikhdu tahay 15-January-2017 magaalda Dangoronyo lagu qabtay munaasabad lagu daah furay Kal-fadhigii 14-aad ee golaha deegaanka degmada Dengoronyo,waxaana ka soo qayb galay Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudhah,gudoomiyaha gobolka Nugaal,Duqa degmada Dangoronyo,Xildhibanada golaha deegaanka iyo qaar kamid […]