Dhacdooyinka Puntland

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Qandala ku Wajahan

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Qandala ku Wajahan

Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta Oo isniin ah Tagi doona Magaaladda Qandala ee Gobolka Bari, Oo ay gacanta ku Hayaan Ciidamada Puntland, Wafdiga Madaxweynaha waxaa ku wehliya Socdaalkiisa, Masuuliyiin Ka Tirsan Gobolka Bari, iyo Wasiiro Ka Tirsan […]