Dhacdooyinka Puntland

Hooyo safiyo Awxmed Xaaji Dhalkhayr oo maanso dheer ka tirisay dagaaladii dhexmaray baarlamanaaka iyo labada shariif oo heshiis hoose wada galay

Asalaaamu calaykum waraxamatullaahi wabarakaatuhu: Salaanta islaamka bacdigeeda ilaahay ayaa mahad iska leh maamuus iyo xusitaana muda marka xigana mutaabaco muxamadoow nabigiiisa c.s.w ayaa iska leh. Araartaas dabadeed waxaan salaamayaa shaqaalaha shabakada puntlandvoice.com iyo dhamaan akhristayaashiisaba intaak kabacdi halkan waxaan doonayaa […]

Puntland iyo weerarka Af-ka ah ee lagu hayo

Puntland iyo weerarka Af-ka ah ee lagu hayo

Sida taariikhdu xusto magaca Puntland wuxuu baxay waqti aad u fog, waxaase waqtigan xaadirka ah Puntland loo yaqaan gobolo isu tagay oo dhulka soomaaliyeed ka mid ah, kaas oo la magacaabay muddo hadda laga joogo 13 sano ka hor. Dhulka […]