Islam

Xadgudubka iyo cawaaqib xumada ka dhalata.

Walaalka muslimka ahow quluwiga (xadgudubku) diinta kaa gala waa masiibo gubeysa aakhiradaada.waxaa xadgudubka ku dhacay umadihii naga horeeyey laguna halaagay sida nabigu scw inoo sheegay sidaas awgeed ayaa alle nooga digay quluwiga.Saxiixul bukhaariga kitaabu ictisaam Ibnun xajar Casqalani waxuu leeyahay […]

Waa yaab! Dadka dilaya dadka muslimka ah maxay u daliishanayaan?

W/Q Sh. Cabdulqadir Dalmar  C/raxman إن الحمد لله نحمده ونستعينه ونستغفره ونعوذ بالله من شرور أنفسنا وسيئات أعمالنا, من يهده الله فلا مضل له ومن يضلل لاهادي له. وأشهد أن لا إله إلا الله وحده لا شريك له, وأشهد أن […]

Wada hadalka Waalidka iyo ilmaha

Wada hadalka Waalidka iyo ilmaha Hordhaca “ Ilmuhu waa laan curdin ah oo u baahan in si tartiib ah loo koriyaa” Oraahdaasi haddii uu waalid kastaa ka dhigto hal ku dhig oo kaga anba qaado, howshiisa barbaarinta, waxay u fududeyneysaa […]

MURUGADA MAXAA LAGU DAWEEYAA?

الحمد لله .. والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والاه Haddaad u kuur gasho nolosha Bulshada Soomaaliyeed ee maanta, waxaad mooddaa in Murugada, Wel-welka, Tiiraanyada iyo fekarku noqdeen qayb nolkoshooda ka mid ah, mid yar iyo mid […]