Islam

Magaca Sheekh Cali Suufi sidee ku baxay? Daawo

Sheekh Cali suufi (suufi) awowgiis magacaas magaciisu ma ahayn ee waxay ahayd naynaas aabahay u baxday intuu ardayga ahaa, sababta naynaastaas loo siiyey baan idiin sheegaya Aabahay Alle ha u naxariistee asagaa nooga sheekeeyay. “Waagaan ardayga ahaa oon xamar joogay […]