News »

Faahfaahin ka soo baxeysa dagaalada Maanta ka socda duleedka Muqdisho iyo sawir qaade ku dhaawacmay

Alshab2 May 22, 2012   //   0 Comments

Muqdsho(PV):-faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa dagaaladii saaka ka qarxay dayniile ilaa iyo howdka isku xira dayniile iyo deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Muqdisho xili

Continue Reading »

Xarakada Alshabaab oo mamnuucay qandaraas ka qaadashada Hay’ada WFP

xarakada May 22, 2012   //   0 Comments

Muqdisho(PV):-Bayaan ka soo baxay Xafiiska la socodka arrimaha Hey’adaha Ajnabiga  ee Ashabaab oo magaciisa loo soo gaabiyo OSAFA ayaa lagu mamnuucey qandaraas ka qaadashada WFP

Continue Reading »

WAR DEGDEG AH:Dagaalo Culus oo saaka ka qarxay Dayniile iyo Amisom oo weerarka qaaday

dagaalada-dayniile_2 May 22, 2012   //   0 Comments

Muqdisho(PV):-Wararka goor dhow oo saaka ah aan ka heleyn Deyniile Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi saaka uu ka qarxay dagaal aad u culus kaasoo

Continue Reading »

Dowlada Ingriiska oo sheegtay in Caalamku malaayiin doolar ku bixin doono sidii kumeelgaanimada looga saari lahaa Soomaaliya

safiirk May 22, 2012   //   0 Comments

Nayroobi(PV):-Dowladda Ingriiska ayaa sheegtay in beesha caalamka ay bixibneyso 11 million oo Dollar, si Soomaaliya looga saaro KMG-ka, dowladda KMG ahna looga baahan yahay fulinta

Continue Reading »

Miles Zinawi ” howlgalka ugu horeeya waxaan ku qabsaneynaa Kismaayo

Meles-Zenawi May 22, 2012   //   0 Comments

Adis ababa(PV):-Ra’Iiuslwasaaraha Dowlada Itoobiya Miles Zinawi oo warbaahinta dunida la hadlayay ayaa sheegay inay weerar ku yihiin Magaalada xeebeedka Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose

Continue Reading »

Maxaa ku soo kordhay shirka Adis ababa ee kooxaha Soomaalida

sdhishi May 21, 2012   //   0 Comments

Adis-ababa(PV):-Iyadoo shirka saxiixayaasha Roadmap-ka uu maanta si rasmi ah uga furmay magaalada adis ababa ee dalka Itoobiya ayaa warar dheeraad ahi ka soo baxayaan waxyaabaha

Continue Reading »

Jaaliyada PDF Norway oo u dabaal dagtay ansaxintii Dastuurka cusub ee Puntland +SAWIRO

shir May 21, 2012   //   0 Comments

Jaaliyada Puntland Diaspora Forum ee dagan dalka Norway ayaa u Dabaal dagtay ansaxintii Tastuurka cusub ee Puntlnd iyo asxaabta badan. Shirkaan oo ahaa shir aad

Continue Reading »

Maamulka Beyla ee Gobolka Karkaar oo ku eedeeyay Xukuumada Puntland inaysan waxba ka qaban maraakiib dhibaato ku heysa xeebaha Puntland

Markabka-iran May 21, 2012   //   0 Comments

Garoowe(PV);-Mas’uuliyiinta Maamulka degmada Bayla ee gobolka Karkaar ayaa mar kale ka cabanaya maraakiibta shisheeye kuwaasoo ku sugan badda Soomaaliya. Maraakiibta dagaal ee sida sharci darada

Continue Reading »

Shir Caafimaadka Soomaaliya looga hadlayo oo ka furmay Magaalada Garoowe

shirka May 21, 2012   //   0 Comments

Garoowe(PV):-Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlada Puntland waxaa maanta ka furmay shir looga hadlayo caafimaadka Soomaaliya kaasoo ay ka soo qeybgaleen dhamaan wufuud ka kala timid

Continue Reading »

Deegaanada loo barakacay oo lagu islaamiyay askari Itoobiyaan ah oo dhawaan isku soo dhiibay Alshabaab+SAWIRO

i May 21, 2012   //   0 Comments

(puntlandvoice.com) :-askari Itoobiyaan ah oo dhawaan isku soo dhiibay Xarakada Alsjhabaab ayay Maamula Xarakadaasi ee deegaanada loo barakacay towxiidka ugu qabteen deegaanka Lafoole. Askariga Itoobiyaanka

Continue Reading »

Next Page »