News

Wasiiro ka tirsan Maamulka Somaliland oo is casilay

Hargeysa (AB):-Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Xalay waqti danbe ay casileen 2 ka tirsan Xukuumada Maamulka Somaliland kuwaasoo ka tirsanaa Xisbiga talada haya ee UDUB. Wasiirada is casilay oo kala ah wasiirada Madaxtooyada iyo Warshada ayaa caqbad […]