News »

Saxiixayaasha heshiiskii roadmup-ka oo ku sii qulqulaya Adis ababa xili Madaxweynaha Galmudug uu saaka u dhoofay Magaaladaasi

Shirkii-Garoowe May 19, 2012   //   0 Comments

Adis ababa(PV):-Waxaa magaalada adis ababa ee dalka Itoobiya ku sii qulqulaya madaxda saxiixayaashii heshiiskii roadmup-ka kuwaasoo kala ah Madaxweynaha TFG,Gudoomiyaha Baarlamaanka,Ra’iisulwasaaraha,Madaxweynaha Puntland iyo waliba hogaamiyaha

Continue Reading »

Maxaa ka jira in shirkada Horn petroleum ay hakisay shidaal baaristii ay ka waday Puntland

shidal May 19, 2012   //   0 Comments

Garoowe(PV):-Waxaa soo baxaya warar ay wakaaladaha wararku aad u hadal hayaan kaasoo ah in shirkada Horn petroleum ay gabi ahaanba hadakad gelisay howlihii shidaal baarista

Continue Reading »

Askar Dowlada ka tirsan oo Maanta askari kale ku toogtay Xamarweyne

askardilay May 19, 2012   //   0 Comments

Muqdisho(PV):-Askar ka tirsan Boliiska Saldhiga Xamarweyne ayaa maanta toogtey nin xirnaa surwaal dareyska cidiamada ah iyo shaati caadi ah. Wararka qaar ayaa sheegaya in ilaalada

Continue Reading »

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho.

May 18, 2012   //   0 Comments

Muqdisho, Jimco,May 18, 2012, ———- Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo maanta si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan

Continue Reading »

Sarkaalka haysta Itoobiyaanka ku sugan Gobolada Bay iyo bakool oo sheegay inay alshabaab degdeg uga saari doonaana goboladaasi

May 18, 2012   //   0 Comments

Baydhabo(PV):-Saraakiisha ugu sareysa Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobolada Bay iyo Bakool ayaa shaaciyay inay degdeg alshabaab ka saari doonaan gabi ahaanba Degmooyinka Bay iyo

Continue Reading »

Aardey ka qalin jebisay machadka barashada xirfadaha iyo Coputerka qaybtiisa magaalada Boosaaso.

May 18, 2012   //   0 Comments

Boosaaso(PV):-Machadka barashada xirfadaha iyo Coputerka qaybtiisa magaalada Boosaaso waxaa ka qalin jebiyay dufcadii 5aad oo ardey ah kuwaasoo dhameysata waxbarashada cilmiga Kumbuuterka. Munaasabad shahaadooyin lagu

Continue Reading »

Madaxda Wasaarada Waxbasrahda oo ka hadlay socdaalkii ayv yurub ku tageen

May 17, 2012   //   0 Comments

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo Lataliyaha Wasaaradda Sahro Axmed Koshin ayaa ka soo laabtey safar shaqo oo ay ku tageen dalka Sweden halkaasi oo ay

Continue Reading »

Ra’iisul Wasaaraha oo maanta ka qeyb galay shir looga hadlayay arrimaha Xuruyatul-qowlka

IMG_4300 May 17, 2012   //   0 Comments

Muqdisho(PV):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay kulan labo maalmood ka  soconayay Xalane kaa oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha Dastuurka iyo Warfaafinta loogana

Continue Reading »

Midowga Yurub oo ergey u soo magacaabatay Soomaaliya

May 17, 2012   //   0 Comments

Nayroobi(PV):-Ururka Midowga Yurub ayaa markii ugu horeysay Soomaaliya u soo magacaabay ergay iyaga wakiil uga noqon doona Soomaaliya. Ergeyga cusub oo lagu magacaabo Machaelih Servonyh

Continue Reading »

Faahfaahin ka soo baxeysa sababaha Puntland u qaadacday shirka Odayaasha ee Muqdisho

FAROOLE(2) May 17, 2012   //   0 Comments

New delhi (PV):-Waxaa warar faahfaahsani ay ka soo baxayaan sababihii ay Puntland u qaadacday shirka soo xulida odayaashii ansixin lahaa dastuurka puntland xili dhawaan ergada

Continue Reading »

« Previous PageNext Page »