News

Dhinacyadii ku dagaalamay Muqdisho oo guulo kala sheegtay

Muqdisho (AB):-Kadib dagaalo iyo duqeymo madaafiic oo shalay galab ilaa xalay fiidkii ka dhexmaray Ciidamada Dowlada KMG Soomaaliya iyo AMISOM oo wada jira iyo Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa waxaa guulo ka kala sheegtay dagaaladaasi. Afhayeenka dhanka howlgalada xarakada Mujaahidiinta […]