News

Dagaalo xalay ka dhacay Isgoyska Ex.kontorool Afgooye

Muqdisho (AB):-Dagaalo waqti kooban qaatay ayaa xalay waqti danbe ka dhacay nawaaxiga isgoyska Ex kontorool Afgooye markii weerar lagu qaaday ciidamada Dowlada ee fariisinka ku leh halka dagaalku ka dhacay. Dadka isticmaala wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ayaa sheegaya […]

Xildhibaan ka tirsanaa Dowlada KMG Soomaaliya oo is casilay

Mudane ka tirsanaa Baarlamaanka Dowlada KMG Soomaaliya ayaa warbaahinta u sheegay inuu iska casilay xubinimadiisii baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanka oo xiligaan ku sugan Dalka Norwey islamarkaana lagu magacaabo Cali C/laahi Xasan (Ganey) ayaa eedeyn u jeediyay Dowlada kMG Soomaaliya isagoo xusay […]