News

Wariyayaal Maanta ku dhaawacmay dagaalada Muqdisho

Muqdisho (AB):-Wariyayaal ka tirsan kuwa Magaalada Muqdiso ka howlgala ayaa Maanta ku dhaawacmy degmada C/casiis ee Magaalada Muqdisho xili wariyayaashaasi u kuur galayeen goobo shalay Ciidamada Dowlada lagala wareegay. Wariyayaasha dhaawacmay waxaa ku jirey 2 ka tirsan sawir qaadayaasha TV-ga […]

Qof Soomaali ah oo lagu dilay Dalka Koonfur Afrika

Cabe Town (AB):-Wararka laga helayo Magaalada Cape Town ee Wadanka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay qof Soomaali ah kaasoo ganacsi ku haystay deegaan hoostaga Magaalada Cabe Town oo lagu magacaabo Khayalisha. Sidoo kale Burcada dishay ganacsadaha Soomaaliyeed […]