Sports »

Kooxda Chelsea oo Xalay marki 7-aad ku guuleysatay koobka FA Cup-ka.

May 6, 2012   //   0 Comments

Kadib kulan adag oo xalay dhexmaray kooxaha Chelsea iyo Liverpool kaasoo ahaa fiinaalaha koobka qiimaha badan uga fadhiya kooxaha Ingriiska ee FA Cup-ka ayaa ugu

Continue Reading »

Tartanka Baskiilada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho+SAWIRO

February 24, 2012   //   0 Comments

Muqdisho (PV):-Waxaa maalinamadii shalay ahayd la qabtay tartanka baasiikada Soomaaliyeed kaasoo lagu qabtay laamiga hor mara Bar Fiat iyadoo lagu soo gabagabeeyay garoonka Ex Luujino

Continue Reading »

Ciyaaraha Gobolada Puntland oo soo gaaray Fiinaalaha (KarkaarVS Nugaal)+Sawiro

February 11, 2012   //   0 Comments

Garoowe (PV):-Kadib markii shalay galab garoonka ciyaaraha Mire Awaare ay ka dhacday ciyaartii labaad ee semi fiilaanaalaha islamarkaana ay dhexmartay Xulalka Karkaar iyo Mudug ayaa

Continue Reading »

Ciyaartoyda Degmada Dharkeynley oo ku guuleysatay koobkii degmooyinka iyo Madaxweyne shariif oo soo xirey tartankii ciyaaraha degmooyinka+SAWIRO

December 31, 2011   //   0 Comments

  Waxaa si rasmi ah gelinkii dambe ee shalay  usoo gebo geboobay tartankii degmooyinka gobolka Banaadir ee ka soconayey garoonka kubadda Cagta Banaadir Stadium (Ex-Konis)

Continue Reading »

Xulka Gabdhaha Kubada Koleyga Soomaaliyeed oo guushii Labaad gaaray

December 17, 2011   //   0 Comments

Doxa (PV):-Tartanka ciyaaraha Kubada Koleyga Gabdhaha ee ka socda Dalka Qadar aya wali si habsemi leh uga socda dalkaasi iyadoo ay ka qeybgalayaan xulka gabdhaha

Continue Reading »

Naadiga COMSED oo Ciyaar saxiibtinimo la yeeshay Naadiga Dawlada hoose ee Garowe.

ciyrt December 12, 2011   //   0 Comments

Garoowe (PV):- Naadiga Kubada Cagta ee COMSED ayaa Galabta Ciyaar Saxiibtinimo kula yeeshay Naadiga Dawlad Hoose ee Garowe Garoonka kubada Cagta ee Gaalkacyo. Ciyaartan oo

Continue Reading »

Tartanka Orodka dheer ee Dugsayada Muqdisho oo Dib u Bilowday Sadax Sanno ka dib+Sawirro

November 20, 2011   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay Tartanka Orodka ee Iskuulada kuyaala magaalada Muqdisho, kaasi oo ay kasoo qeyb galeen Dugsiyo aad u farabadan. Tartankaani ayaa

Continue Reading »

Qaranka Kubaga Cagta Soomaaliya oo 5-0 looga adkaaday+SAWIRO

November 17, 2011   //   0 Comments

Adis ababa (AB):-Xulalka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa isaga horyimid lugta labaad kulamo loogu tartamayay is reeb reebka koobka aduunka ee sanadka 2014 waxaana guuldaro aad

Continue Reading »

Ciyaaraha Eurosom 2011, Filland oo si habsami leh u socda iyo 8-kooxood oo is wada arkay. Sawirro.

July 22, 2011   //   0 Comments

Waxaa Magaalada Helsinki ee Dalka Filland si habsami leh ugu socda Ciyaarihii Xagaaga Eurosom 2011, oo 19-jully ka formay Caasimada dalka Filland ee helsinki, iyadoona

Continue Reading »

Tartanka Horyaalka Baaskiilada Soomaaliya oo maanta lagu qabtay Muqdisho+SAWIRO

June 27, 2011   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay tartanka horyaalka baaskiilada Soomaaliya kaasoo ay ku tartamayeen ciyaartoy Soomaaliyeed.   Tartaakaani waxaa soo qaban qaabiyayXiriirka Soomaaliyeed ee

Continue Reading »

Next Page »