Sports »

Kooxda Barcelona oo xalay hanatay koobkoodii 4aad ee horyaalada Yurub

May 29, 2011   //   0 Comments

Kooxda Kubada cagta Barcelona ee dalka Spain ayaa xalay hanatay koobkeedii 4aad ee tartanka horyaalada Yurub kadib markii ay fiinaha ay isaga hor yimaadeen kooxda

Continue Reading »

Weeraryahanka Xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ku biiray kooxda Elverum ee wadanka Norway

May 1, 2011   //   0 Comments

Weeraryahanka Xulka qaranka K/cagta Soomaaliya Ciise Aaden Abshir ayaa Arbacadii ku biiray kooxda Elverum FC ee wadanka Norway, waxana uu la saxiixday kooxda Elverum qandaraas

Continue Reading »

Kooxdqa Real madrid oo 18 kadib ku guuleysatay Copa Del Rey

April 21, 2011   //   0 Comments

Kooxda kubada cagta ee Real-madrid ee dalka Spain ayaa 18 sano kadib hanatay xalay Koobka loo yaqaan Copa Del Rey markii ay fiinaalaha isugu soo

Continue Reading »

Dhaawac soo gaaray Cristiano Ronaldo

March 22, 2011   //   0 Comments

weerark yahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa la soo sheegayaa inuu soo gaaray dhaawac dhanka bowdada ah. dhaawaca laacibkaani soo gaaray ayay dhaqaatiirtu ku

Continue Reading »

Balotelli iyo De Rossi oo laga saaray xulka Italy

March 22, 2011   //   0 Comments

Tababare Cesare Prandelli ayaa ka saaray xulka qaranka Italy weeraryahanka Manchester City Mario Balotelli iyo ciyaaryahanka khadka dhexe Roma Daniele De Rossi, wuxuuna tababaraha arintan

Continue Reading »

Dirk Kuyt, inta Nolashayda ka dhimana waxaan sii joogi doonaan Kooxdayda Liverpool

September 1, 2010   //   0 Comments

Ciyaaryahanka u dhashey dalka Holland una ciyaara kooxda Liverpool ee ka dhisan horyaalka dalka Ingiriiska ayaa ka hadlay wararka sheegaaya inuu ku biiraayo kooxda Inter

Continue Reading »

Arsenal oo Caawo kooxda Blackburn kaga badisay 2.1

August 28, 2010   //   0 Comments

 Kooxda Arsenal ayaa galabta ugu awood sheegatay garoonkeeda Fly Emartis kooxda Blackburn waxaana abaarihii 20 daqiiqo ee kaambiyihii hore goolkii kowaad u saxiixay lacibka reer

Continue Reading »

Ciyaartoyda ciyaaraha fudud ee Soomaaliya oo ka qeybgalaya tartanka ka socda Magaalada Nayroobi

July 31, 2010   //   0 Comments

Koox ka tirsan ciyaartoyda Soomaaliyeed ee Ciyaaraha fudud ama oradada ayaa ku sugan Magaalada Nayroobi ee Dalka Kenya halkaasoo uu ka socdo tartan oradada afrika.

Continue Reading »

Wareysi toos ah oo lala yeeshay Faramuggo-da Jarmalka

July 24, 2010   //   0 Comments

Waxaan ku qasbanaa inaan u sii maro laacibiintii hore ee qirtay inay gef ka galeen qaranka Aljeria koobkii adduunka 1982-kii si aan balan ula sameysto

Continue Reading »

Xulka K/cagta ee Dalka Spain oo Xalay ku guuleystay Koobka Aduunka.

July 12, 2010   //   0 Comments

kadib ciyaartii ugu danbeysay ee xalay loogu tartamayay ciyaaraha k/cagta aduunka ayaa waxaa isaga hor yimid Xulalka kubada cagta Spain iyo Holand, waxaana ay ku soo

Continue Reading »

« Previous PageNext Page »