Sports

Dhaawac soo gaaray Cristiano Ronaldo

Dhaawac soo gaaray Cristiano Ronaldo

weerark yahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa la soo sheegayaa inuu soo gaaray dhaawac dhanka bowdada ah. dhaawaca laacibkaani soo gaaray ayay dhaqaatiirtu ku sheegeen inuu sababay in ugu yaraan asbuuc uusan garoomada soo geli karn. war ka soo […]

Balotelli iyo De Rossi oo laga saaray xulka Italy

Balotelli iyo De Rossi oo laga saaray xulka Italy

Tababare Cesare Prandelli ayaa ka saaray xulka qaranka Italy weeraryahanka Manchester City Mario Balotelli iyo ciyaaryahanka khadka dhexe Roma Daniele De Rossi, wuxuuna tababaraha arintan sabab uga dhigay inay jebiyeen xeer anshaxeedka isaga u degsan. Xulka Italy ayaa isku diyaarinaya […]

Arsenal oo Caawo kooxda  Blackburn kaga badisay 2.1

Arsenal oo Caawo kooxda Blackburn kaga badisay 2.1

 Kooxda Arsenal ayaa galabta ugu awood sheegatay garoonkeeda Fly Emartis kooxda Blackburn waxaana abaarihii 20 daqiiqo ee kaambiyihii hore goolkii kowaad u saxiixay lacibka reer ingiriis ee Walcott kaas oo gool qurux badan shabaqa ku hubsaday.  Sidoo kale kooxda Blackburn […]