News

Ciidamada Maamulka Soomaaliland ayaa goordhaweyd xabsiga magaalada Laascaano ku xiray Weriye Mukhtaar Cabdi Jaamac

oo kamid ah Weriyayaasha magaaladaa , xubinna ka ah Golaha Fulinta ururka saxafiyiinta Puntland ee MAP .

Xariga Wariyaha waxaa Warbaahinta u xaqiijiyey qaar kamid ah Weriyayaasha ka howlgala Warbaahinta magaalada Laascaano ee Gobalka Sool.

xariga ayaa imaanaya kadib markii ciidanka soomaliland ay caburin xarig ku hayeen shacabka reer laascaanood,