News

CIIDANKA DIFAACA PUNTLAND OO MADAAFIIC KU GARAACAY FARIISIMAHA CIIDANKA SOOMALILAND

Ciidanka daraawiishta dawladda Puntland ayaa hubka culus ee madaafiicda ku garaacay fariisimaha ciidanka soomaliland ku leeyihiin deegaanka tukaraq ee Gobolka sool, waxaa halkaas ciidamda soomaliland ka soo Gaaray, khasaare isugu Jira, naf iyo Maalba iyagoo baabuur tigniko ah laga gubay ciidanka soomaliland

Madaafiicdaan ciidanka difaaca Puntland ku garaaceen fariisimaha ciidanka soomaliland ayaa lala beegsday xarumaha taliska iyo saadka kaasoo uu ka dhashay Khasaare baaxad wayn oo soo Gaaray ciidanka Jeegaanta soomaliland.

wararka aan ka helayno aagaga difaaca ayaa sheegay in dhaawaca faro badan loo qaaday dhanka laascaano kuwasoo hatan lagu daaawaynayo