News, Videos

DAAWO VIDEO: Dab Qasaare Hantiyadeed Geeystay oo ka kacay Xirada Qaxootiga Xagar Dheer

Dab xoogan ayaa xalay saqdii dhexe waxa uu ka kacay suuqa ugu weeyn xerada qaxootiga Hgar dheere ee woqooyi Bari dalka Kenya.

Dabka ayaa la sheegay in uu ka kacay koronta waxaana uu baa bi’iyay goobo ganacsi oo aad u farabadan isga oo ku sii fiday goobo kale.

Mid kamid ah dadka ku dhaqan halka uu dabka ku kacay ayaa sheegay in damintiisa ay waqti badan qaadatay.

dababka noocaan oo kale ah ayaa ka kacay xiryaha qaxootiga ee ku yaala woqooyi Bari dalka Kenya oo ay Soomaalidu dagto.

Hoos ka daawo video.

https://youtu.be/s6bM96W0R7U