Islam, News, Videos

DAAWO VIDEO: Ku Dhowaad Sadex Milyan Oo Xujayj Ah oo Taagan Buurta Carafa

in ku Dhow Sadax Million oo Muslimiin ah oo ka kala timid Daafaha dunida ayaa Taagan Maanta Buurta Carafa.

Buurta Carafo Ayaa waxa ay Tahay rugniga ugu weeyn ee Xajka Ama Baydka ilaaheey in la istaagana ay tahay Waajib Maalinta Sagaalaad ee Dul Xaj.

Muslimiinta kale ee Aan Xajka u Suurtagalin in ay Sanadkaan Tagaan Ayaa iyana maanta waxa ay yihiin kuwo Sooman.

Muslimiinta Xajka ayaa u duceeynaya Dhamaan umada Muslimiinta ah meel kasta oo Ay Dunida ka joogaan .