Articles, Dhacdooyinka Puntland, News

DAAWO VIDEO: Xildhibaan Xaaf Xildhibaan Qaran Mise Xildhibaan Qabiil???

Axmed Ducaale Xaaf oo Ka tirsan baarlamaanka Somalia Kana soo Jeeda Deegaanada Gal-Mudug Ayaa eedeeyn u Muuqatay in uu ku Hadlayo Afka Biishiisa u jeediyay Shacabka Aan Waxba Galabsan Ee Dowlada Puntland.

Xildhibaan Xaaf Ayaa Afka ku difaacay eed Raqiis ah oo Aan waxba ka jirina ku eedeeyay Dowlada Puntland isga oo difaacay Kooxo Al-Shabaab ahaa oo Mareeykanku uu ku duqeeyay Mudug.

Xaaf ayaan si Ka fiirsi la’aan ah oo isga oo iska Indha tirayo magaca uu Wato oo ah Xildhibaan Qaran Afka Furtay islamarkaasina wax aan qaban shacabka iyo Dowlada Puntland u jeediyay.

Warar Been abuur ah ayuu u jeediyay Xaaf Dowlada iyo Shacabka Dowlada Puntland isga oo u gafay Ciidamada Qaran e dowlada Puntland oo ka tayo iyo Katiro Fiican Ciidamada Kale ee Sooamalida.

Xaaf ayaa kamid ah Qab Qablayaasha Dagaalka Ee Soomaaliya ay ka dagi weeysay 25-kii Sano ee la soo Dhaafay .

Hadaba Su’aasha is weeydiinta Mudan ayaa waxa ay Tahay Xaaf Ma Xildhibaan Qaranbaa Mise Xildhibaan Beeleed ???

Hoos ka daawo Video-ka oo ku aflagaadeeyno Dowlada Puntland.