Dhacdooyinka Puntland, News, Sports

DAAWO VIDEO: Xulka Kubada Cagta Puntland oo Afka Ciida u Daray Gobolada Sh/Dhexe&Hiiraan Finalkana iska Xaadiriyay

Xulka Kubada Cagta Puntland Ayaa Manata la Ciyaaray Dhigooda Matalayay Gobolada Aan Wali Maamulka Loo Sameeynin Ee Sh/Dhexe iyo Hiiraan.

Ciyaartaan Galabta Dhacday Ayaa aheyd Mid Aad u Xiiso Badan Waxaana Labada Kooxeed Ay Mid Walba isku Dayeeysay in Ay guuleeysto Si Ay Finalka u gaarto.

Ciyaarta ayaa ugu Dambeeyn Waxaa Guusha Ay Raacday kooxda Kubada Cagta Ee Puntland 1 iyo Waxba uga badiyay Dhigooda Sh/Dhexe&Hiiraan

hada Waxaa Final Jooga Kooxaha Jubbaland iyo Puntland.