News

Dab xooggan ayaa waxaa uu ka kacay warshadda isbuunyada mubaarak ee magaalada muqdisho.

Dab xooggan ayaa waxaa uu ka kacay warshadda isbuunyada mubaarak ee magaalada muqdisho.Dabka ayaa bilowday salaadda maqrib kadib waxaana uu qabsaday qeybta isbuunyada warshadda oo bur bur xooggan uu soo gaaray.

Dabka ayaa soo gaaray saacaddo badan ilaa iyo hadda wuu socday inkastoo uusan badneyd. sidoo kale warshadda warsame oo ku dhagan warshada isbuunyada mubaarak ayuu dabku gaaray oo uu saameeyay.

Guud ahaan qeybta isbuunyada ee warshadda ayuu dabku bur buriyay lamana oga ilaa iyo hadda dabka waxa uu ka bilowday.

PuntlandVoice
Puntvoice01@gmail.com