News

Dagaalku Ciidamo ayuu u dhaxeeyay maxaa geeyay dumarka iyo carruurta”

Camey “

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo la hadlayay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in dagaalka Tukaraq uu socon doono inta taako kamid ah dhulka Puntland ay ku sugantahay Somaliland.

Wuxuu kaloo fariin u diray xubno katirsan Qaramada Midoobay oo la sheegay inay tagi doonaan Laas-caano sidoo kale imaan doonaan Puntland.

Camey wuxuu ugu baaqay maamulka Somaliland inuu la laabto ciidamada ay soo khaldeen ee ku sugan gobolka si loo baajiyo dhiig daata.