News

Dawladda Nabab iyo Nolol oo Sanad Jirsatay

Waxaa maanta Muddo sanad ah kasoo wareegatay markii la doortay madaxweynaha dawladda soomaaliya maxamed cabdullahi maxamed farmaajo oo ahayd sanadkii 08/02/2018, isagoo loo doortay xilka madaxweynaha dawladda fadaraalka soomaaliya,

Doorashadda madaxweyne farmaajo ayaa ahayd mid shacabka soomaaliyeed u wada dabaal dageen xili doorashaddiisa aad loo wada sugayey, waxaana doorashadiisii kadib shacabku u dabaal dageen Guud ahaan soomaaliya doorshadda madaxweynaha soomaaliya, farmaajo ayaa horay us soo Noqday raysul wasaaraha soomaaliya isagoo markaas ahaa dadkii loo arkayey inay ku haboon Yihiin inay Hogaamiyaan soomaaliya,

maanta oo ayd taariikhdu ku beegan tahay 8/02/2018, ayaa muddo sanad ah u buuxsantay xukuumadda soomaaliya oo uu Hogaamiyo madaxweyne maxamed cabdullahi maxamed farmajo, iyadoo caawa lafilayo inay xarunta madaxtooyadda Villa soomaaliya ay ka qabsoomi doonta xafad aad loo soo Agaasimay taasoo llogu dabaal dagayo, sanad guuraddii xukuummadda nabad Iyo Nolol,

PuntlandVoice