News

Dawladda Soomaaliya oo kala wareegaysa AMISOM garoonka Moqdishu

Goobaha ugu horeeyo ee Dowladda Soomalia ay dhawaan kala wareegi doonto ciidamada Amisom waxaa kamid ah Garoonka Stadium Muqdisho.

Wasiirka Amniga Soomalia oo qeyb ka ahaa wafdigiiRa’isul wasaare kheyre hoggaaminaayay ee Brussels Belgium-ka uga qeyb galay looga hadlayey Amniga Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in ciidamada Qaranka Soomalia ay goordhaw ciidamada Amisom kala wareegi doonan goobo muhiim ah oo ku yaala caasimadda muqdisho.

Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda federaalka ayaa lagu wareejin doona garoonka kubadda cagta ee muqdisho stadium marka ciidamada qaranka kala wareegaan Amisom.
Image may contain: one or more people, sky, cloud, grass, outdoor and nature
Image may contain: 6 people, people standing and suit