News

DEG DEG: Cumar Cabdirashiid oo Ka Tanaasulay Musharaxnimada Madaxweynaha Soomaaliya

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke Ra’isilwasaaraha Soomaaliya ayaa ka tanaasulay Jagada madaxweynaha Jamhuuriyada Deraalka Soomaaliya.

Cumar oo Goordhow hadlay ayaa sheegay in uu tanaasulay waxaana uu noqday xubintii ugu dambeeyay ee 4 Shaqsi uu u gudbay Wareega 2-aad.