News

Deg Deg Guddiga Difaaca Puntland oo amaro Cusub Soo Saaray

Gkula hadlaya warbaahinta ayaa sheegay inay ka go’antahay xoraynta gobolka Sool iyo deegaanada kale ee ka Maqan Puntland.

Wasiirka Amniga Puntland, Axmed Cabdullaahi Yusuf (Dowlad) ayaa akhrinayay 11 qodob ay soo saareen guddiga.

Qodobadaas waxaa kimd ahaa in Puntland ay dil ku fulin doonto cid kasta oo jaajuus u ah Somaliland

Sidoo kale waxaa Guddig dambi qaran ku tilmaamay cid kasta kasoo horjeeda tallaabada Puntland ay ku xoraynayso dhulka ka maqan.

Sidoo kale guddigu waxay sheegeen inaysan cadow ku ahayn shacabka ku nool gobollada Waqooyi Bari.

Faah faahinta dib ayaan idiin kasoo gudbin doona