News

DEG DEG: Gudoomiye Jawaari oo is casilay

Wararka ayaa intaasi waxa ay ku darayaan in kulamo waqti badan qaatay oo dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Jawaari kadib uu is casilay.

Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Muudeey ayaa Baarlamaanka ka hor aqriyay Warqada is casilaada Ee Gudoomiye Jawaari.

Gudoomiye Jawaari ayaa codsaday in maalinta Arbacada uu Baarlamaanka ka horjeediyo Qudbad.

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa ka kala dareeray Fadhiga Baarlamaanka kadib is casilaada Jawaari.