Dhacdooyinka Puntland, News, Sports

DEG DEG: Kooxda kubada Cagta Dowlada Puntland oo ku Guuleeysatay koobkii Muqdisho

Kooxda Kubada Cagta Ee Puntland  Goordhow ku Guuleeystay Koobka Maamul Goboleedyada dalka Kadib Markii Ay Rikoorooyin uga badiyeen Dhigooda Jubbaland.

Madaxweynaha Somalia Ayaa hadda koobka gudoonsiinaya Kooxda Puntland oo iyada Sanadkaan Ku guuleeystay Koobkan Islamarkaasina Nasiib u yeelatay.

Ciyaartooyda Puntland ayaa sameeyay Dadaal Dheeraad ah iyada ugu Dambeeyna Galabta sidaasi ku qaaday Koobkii.

Sawiro iyo Faah Faahinta Dib kala soco Insha allah.