News, Sports

DEG DEG+SAWIRO: Orodyahanka Somaliyeed 5,000M Ciyaaraha Olombikada Aduunka oo Galay Kaalinta 24-aad

Maxamed Daa’uud Maxamed oo Soomaaliya u matalayay Tartanka Orodka Olombikada ee ka soconayo Magaalada Rio ee dalka Brazil ayaa Galay Kaalinta 24-aad.

Odoradyahaanka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka dambeeyay oo kale ah hal orodyaan Waxaana Kaalinta 1-aad Galay Odoryahaan ka socday Itoobiya.

Mo Farax ayaa Careersaday kaalinta 3 ee Tartanka hadaba Halka hoose ka eeg Shaxda Ciyaartooyda Guuleeystay Kaalmaha ay kala Galeen iyo Wadamada ay u dhasheen.

12

By: Xasan Maxamed Samatar Cowke