News

Dhalin yaradda Gaalkacyo oo wada Olole lagu hagaajinayo Bilicadda Magaaladda,

Waxaa magaaladda gaalkacyo ka socda olole ay wadaan dhalin yaradda Magaaladda Gaalkacyo taasoo lagu soo celinayo Bilicda degmadda, dhalin yaradaan oo isugu Jira wiilal iyo gabdho ayaa hawlo dayactiro iyo mid nadaafadeed ka wada Magaaladda Gaalkacyo,

Dhalin yardaan ayaa horay magaaldda uga Fuliyey olole yaal Hirgalay kuwasoo ay ugu Muhiim sanaayeen barnaamijkii isdhex galka dhalin yaradda kaasoo dhalinta labada maamul ay isugu yimaadeen kulamo looga arin sanayo midnimadda iyo isdhex Gal magaaladda Gaalkacyo,

Dhalinyaradaana ayaa sheegay inay arintaan qayb ka tahay u diyaar garowga soo dhawaynta madaxweynaha soomaaliya maxamed Cabdullaahi Farmaajo kaasoo ku soo Booqasho ku imaan doona magaaladda Gaalkacyo

PuntlandVoice
Puntvoice01@gmail.com