News

Doorashadda Gudoonka Baarlamaanka oo Maanta ka dhacaysa Moqdishu

Baarlamaanka Federaalka ayaa doorannaya guddoomiye cusub, kaddib markii u is-casilay guddoomiyihii hore ee golaha. Guddoomiyaha guddiga doorashada, Nuur Iidow Bayle wuxuu sheegay in maanta ay dhaceyso doorashada, ayna rajeynayaan in si wanaagsan ay ku qabsoonto. Illaa 11 musharrax ayaa ku tartamaya xilka guddoomiyaha Baarlamaanka, kuwaaso kala ah:-

1- Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow

2- Xildhibaan Cali Sheekh Nuur

3- Xildhibaan Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen

4- Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow

5- Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe

6- Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye

7- Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar

8- Xildhibaan Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan

9- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla

10- Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye

11-Xildhibaan Iimaan Cabdullaahi NuuBaarlamaanka Federaalka ayaa doorannaya guddoomiye cusub, kaddib markii u is-casilay guddoomiyihii hore ee golaha. Guddoomiyaha guddiga doorashada, Nuur Iidow Bayle wuxuu sheegay in maanta ay dhaceyso doorashada, ayna rajeynayaan in si wanaagsan ay ku qabsoonto. Illaa 11 musharrax ayaa ku tartamaya xilka guddoomiyaha Baarlamaanka, kuwaaso kala ah:-

1- Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow

2- Xildhibaan Cali Sheekh Nuur

3- Xildhibaan Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen

4- Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow

5- Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe

6- Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye

7- Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar

8- Xildhibaan Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan

9- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla

10- Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye

11-Xildhibaan Iimaan Cabdullaahi Nuu