News

Dowladda Puntland oo baajisey Xafladdi caawa ka dhicilahayd madaxtooyadda Garowe ee 8 Janaury

Dowladda Puntland oo baajisey Xafladdi caawa ka dhicilahayd madaxtooyadda Garowe ee 8 Janaury kadib markii dowladdu ay cilaamisey dagaal qorshaysan oo ka dhan maamulka Somaliland iyo wareerki gaadmada ahaa ee magaalada Tukaraq.
Dagaalka ay Somaliland u bilowdey Puntland ayaa dadka falanqeeya arimaha Soomaaliya ay aaminsan yihiin in ay sabab u noqdoonto soo celinta magaalada Laas caanood iyo xuuddaha Puntland ee deegaanka Caynaba.