Wasaaradda Waxbarasha, Hidaha iyo Tacliinta Sare ayaa sheegtay in imtixaanka la Gali doonaaTaariikhda 12-May-2018-ka
Sanadkan Maxaa Ka Cusub Imtixaanaadka ?
1: 27-kun oo Arday Ayaa imtixaanka U fadhiisan Doonta Waana Tirada ugu Badan.
2: Imtixaanka waxaa lagu diyaariyay Gudaha Dalka.
3: kharashaadka imtixaanka waxaa Bixinaysa Dowladda federaalka Soomalia.
4: Dhammaan maamul goboleedyada Dalka iyo Gobolka Banaadir oo Si isku mid ah ugu Qeyb galaya imtixaanka.
Lasii wadaag ardayda sanadkaan isku diyaarineysa Imtixanaka Qaran.