News

Dowladda Soomalia oo sheegtay in baaritaan lagu wado lacagtiI Lagu qabto ayraboorka Aadan Cade

i faraha badneyd ee shalay laga soo dajiyay garoonka diyaaraddaha aadan cadde.

Wasaaradda amniga waxa ay sheegtay in boorsooyin aan calaamadeysneyn laga soo dajiyay diyaaradda kadibna baaritaan lagu sameeyay lagu ogaaday in lacag gaareysa 9.6 milyan oo dollar ay ku jiraan iyadoona hada baaritaan lagu wado.