News

Duqayn ka dhacday degmada Qandala ee gobolka Bari

Wararka ka imaanaya , ayaa sheegaya in duqaymo lala eegtay xoogag katirsan ururka Daacish.

Duqaymaha ayaa dhacay shalay ilaa habeen hore, waxaana saraakiil katirsan laamaha ammaanka tilmaameen in duqayntaas lala eegtay xubno katirsan kooxda ka amar qaaday Cabdulqaadir Muumin.

Dhinaca kale ciidamada ammaanka Puntland ayaa howlgallo kawada buuraha Galgala.