News

Eerdogan ma Aqoonsan Doono Mana Ogolaan Doono in Trump U saxiixo Israel Magaaladda Qudus,

Madaxweynaha Dalka turkiga Recep Tyib erdogan ayaa sheegay inay tahay wax laga xumaado in madaxweyne TRUMP u saxiixo Caasumadda isreal inay tahay magaaladda Qudus, wuxuu intaas ku daray inay arintaan tahay mid aan wanaagsayn kenina karta khal khal Siyaasadeed keenina kadha, inuu meesha ka baxo xirirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya, dawladaha arintaan qusayso,

madaxweynaha turkigu wuxuu kaloo sheegay inay haddii maraykanku saxiixo la wareegidda magaaladda qudus ay ka dhalan kadho, inuu guud ahaan meesha ka boxo, xirirkii dawladda Isreal la lahayd wadamadda muslimiinta ah, wuxuuna sidoo kale uga digay dawladda maraykanka iyo madaxweyne Trump ka shaqaynta arintaan,

Israel ayaa qabsatay magaaladda Qudus sanadkii 1967, iyadoo ciidameeddu ku suganaayeen,