Faarax Xaaji Mohamed (Fuqyare) oo isu sharaxay xilka raysalwasaaraha cusub ee Soomaaliya
September 30, 2010 // admin // NewsALLBURTINLE(London): Waxaa shalay (29/09/2010) isu soo taagay jagada musharaxnimada raysalwasaaraha cusub ee soomaa
liya Faarax Xaaji Maxamed (Faarax Fuqyare) mudanaha oo saxaafada u waramayey ayaa shaaca kaqaadey inuu isago hayo ama uu xal uraadin karo siyaasada Soomaaliya xiligan la joogo, waxaan isha ku hayey siyaasada Soomaaliya ilaa ay burbrutey dawladii dhexe ee soomaaliya 1991 ilaa iyo maalinka maanta ah ayuu yari Faarax Fuqyare.
Markii aan arkey dawladihii hore ee Carta iyo Mbagaati waxii ay laragaadeen iyo caqabadaha hortagaan dawladeena maanta dhisan waxaan gartey inaan dabaqaban karo inta hartey hadii xilkaas la ii idmado ilaahayna ila garab galo.
Faarax Xaaji Maxamed (Faarax Fuqyare)
Musaharaxa jagada raysalwasaraha Soomaaliya
London, UK


