digg icon delicious icon

Fadlan wax u qabo Gabar somaliyeed oo Labada idnhood Laga baxshay kuna Rafaadsan Malaysia+Sawiro

November 27, 2011   //     //   News

kuala lumpur (AB):-Gabadhan Dada Yar ayaa dhawaan Lagu Dabiiba,yay Cusbitaal Ku Yaal Dalka malaysia Iyadoona Haatan La ildaran xanuuno badan walow ay Weysay Labadeeda indho , Gabadhan ayaa ah Gabar aad u da,a Yar Waxeyna Umada somaliyeed ugu Baahan tahay Caawin iyo In la xanaaneeyo , Hadaba Walaalaha somaliyeed Fadlan caawi

http://www.youtube.com/watch?v=AHVSVR3r0u0&feature=player_embedded

hasan ibarahim ali (jeebo)
hasanbaashi14@hotmail.com
kuala lumpur _malaysia

Readers Comments (0)