Puntland Voice
	<language>en</language>
Taliska Boliiska Gobolka Mudug oo ka hadlay howlgalada ay ka wadaan Gaalkacyo Mudug.
		<description><![CDATA[Gaalkacyo (PV):-Taliska Boliiska maamulka Gobolka Mudug ee Dowlada Puntland ayaa ka hadlay amaanka magaalada gaalkacyo iyo gaar ahaan howlgaladii ugu danbeeyay ee ay magaaladaasi ka
Continue Reading  »]]></description>
Britain’s Somalis have talks with David Cameron about problems of jobs, poverty, stress and image
		<description><![CDATA[They like to talk in the dimmed light of the Food Palace, a Somali cafe in west London. As daylight recedes, men of a certain
Continue Reading  »]]></description>
Shil gaari oo ka dhacay duleedka Garoowe
		<description><![CDATA[Garoowe (PV):-Duleedka magaalada Garoowe ee xarunta Dowlada Puntland waxaa ka dhacay shil gaari oo khasaare gaystay kaasoo rogmaday xili uu gaalkacyo ku sugnaa. Shilka gaari
Continue Reading  »]]></description>
Maxaa ka jira in degmada Bardaale ay gacanta u gashay maanta ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwa soomaalida
		<description><![CDATA[Bardale (PV):-Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in maanta barqadii uu dagaal ka dhacay duleedka Bardaale kadibna magaaladaasi ay isaga baxeen ciidamadii alshabaab. Ciidamada isbahaystay
Continue Reading  »]]></description>
Madaxweyne Shariif oo gaaray London
		<description><![CDATA[London (PV):-Madaxweynaha Dowlada KMG ah Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdiuu hoggaaminayay ayaa xalay gaaray magaalada London ee xarunta dalka Britain halkaasoo barito uu
Continue Reading  »]]></description>
Ma jiraa Urur saxafiyiinta Soomaaliyeed ku mideysan yihiin?(Faallo)
		<description><![CDATA[In badan qorayaasha Soomaaliyeed iyo guud ahaan wariyayaasha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaa ay ku wareersan yihiin Ururo isku haysta inay iyagu matalaan
Continue Reading  »]]></description>
Gudoomiyaha gobolka Bari oo u anbabaxay Degmada Carmo oo lagu wado in Gole deegaan loo sameeyo
		<description><![CDATA[Boosaaso (PV):-Gudoomiyaha gobolka Bari C/samed Maxamed Gallan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Booosaaso ee xarunta gobolka Bari iyagoo ku sii jeeda
Continue Reading  »]]></description>
Hay’ada Tadamun oo kulan sanadeedkii kusoo Gabagabeeysay xafiiskeeda guud ee Boosaaso
		<description><![CDATA[Boosaaso (PV):-Hay’adda Wadaniga ah ee Tadmun Social Society (TASS), ayaa maanta kusoo Gabagabeeysay xafiiskeeda guud ee Boosaaso shirka Sanadlaha ah ee ay kusoo bandhigto waxqabadka
Continue Reading  »]]></description>
Dowlada Ingriiska oo sheegtay inaysan qorshaha ugu jirin aqoonsi ay siiso Somaliland
		<description><![CDATA[London (PV):-Dowlada Britain ayaa ka jawaabtay hadal hayn maalmahaan danbe sheegsyay in shirka london lagu aqoonsan rabo gooni isu taaga maamulka la baxay Somaliland oo
Continue Reading  »]]></description>
Kooxo hubeysan oo weerar madaafiic ku qaaday Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo iyo ciidamada maamulka G/Mudug oo howlgal sameeyay
		<description><![CDATA[Gaalkacyo (PV):-Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo ka soo jeeda galmudug ay dhow m,adfac ku tuureen
Continue Reading  »]]></description>