Cudurka Furriinka oo umaddeenna ku batay maxaa lagu dawayn karaa??
April 27, 2011 // admin // Articles, Islam, News, VideosJawaabta ka dhagayso Sheekh Saciid Muxamed Faarax oo si cilmi & majaajilo ku jirto ku dawaynaya cudurkaan.
Sheekhu wuxuu tirinayaa sababaha uu ku dumi karo gurigaagu isla markaana wuxuu ku tusayaa kuuna tilmaamayaa saad oga fogaan lahayd kuna dawayn lahayd.
Ka faaiidayso Daawasho wacanna
Qaybtii 1aad
Muxaadarooyin kale ka daawo hoyga Masjid Quba
http://www.youtube.com/user/QUBACENTRE



