News

Guddoomiyihii Dhalinyarada degmada Warta Nabada Cabdiwali Axmed Maxamed. oo lagu dilay Moqdishu

Kooxo ku hubaysan Bastoolado ayaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku dilay ALLAH ha u naxariistee

Majirto cid sheegatay mas’uuliyadda dilkaas iyo dad loo soo qabtay falkaas.

Ugu yaraan 13 ayaa gudaha Muqdisho siyaabo kala duwan loogu dilay tan iyo markii ay bilatay Bisha Ramadan