News

Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa aqbalay in uu xilka wareejiyo

sidda Maanta ay shaaciyeen Ururka Qareenadda Soomaaliyeed.

Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa horay uga soo horjeestay xilka qaadistii uu ku sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay sharci darro.

Iidle ayaa xilka uga dambeeyay Ilka-xanaf, kaasoo isna diiday xilka qaadis uu ku sameeyay Madaxweynihii waftigaas Xassan Shekh.

Lama oga waxa lagu qanciyay balse arrintan ayaa timid maalmo uun markii magaalada Muqdisho lagu dhaariyay Guddoomiyaha cusub.