Gudoomiyaha Ahlu suna ee Gobolka Banaadir oo Maanta magaacabay ku xigeenadiisa.
June 29, 2010 // admin // NewsWarqad qoraal ah oo Maanta ka soo baxday Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Ururka Ahlu suna ayuu ku magacaabay xubno isaga ku xigeeno u noqon doona.
1-Axmed Sh.Aadan Sh.Cumar (Ku xigeenka Gudoomiyaha)
2-Sh.C/raxmaan Sh.Maxamed Nuur (Xoghayaha Amniga)
3-Cali Xasan Cabdalla (Xoghayah Caafimaadka)
4-Cadde IImaan Sh.C/raxmaan (Xog.samafalka)
5-Gaashaanle sare Ing.Maxamed Maxamuud Cabdule (Xog.Gaashaandhiga)
6-Sh.Aadan Suufi Yare (Xog.Maaliyada)
Qoraalka Gudoomiyaha ka soo baxday waxaa lagu faray xubnahaasi inay gutaan shaqadooda.
Sidoo kale Gudoomiyuhu wuxuu balanqaaday inuu dib u soo magacaabi doono xubnaha maamulkiisa ka harsan.


