News

Gudoomiyihii Gobolka Sool ee Puntland oo shil Gaari ku Geeriyooday

Allaha u naxariistee waxaa Goordhow inta u dhaxeeysa Laascaanood iyo Garoowe shil ugu geeriyooday Gudoomiyihii Gobolka sool ee Dowlada Puntland.

Allaha u naxariistee Muqtaar Mahad ayaa Gaarigii uu watay Shil ku Galay sidaasina ugu geeriyooday Gudoomiyihii Gobolka Sool ee Dowlada Puntland.

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa waxaa la geeriyooday mid kamid ah istaafkiisa.

Geerida Marxuumka ayaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyay qaar kamid ah ehaladiisa oo aan la xariirnay Allaha u naxariistee Muqtaar Mahad.

Faah Faahinta Dib ugala soco Insha allah