Halkaan ka daawo Muxaadarooyinkii Mutamarka LONDON
July 24, 2011 // admin // Islam, News, VideosWaxaa si qurux badan u dhacay Mu’tamarkii ugu waynaa ee laga ka dhaco dalka UK oo ay iska kaashadeen masaajid ku midoobay uru lagu magacaabo AMIC (Ururuka Masaajidda & Maraakizta UK)
Mu’tamarkaas oo ka dhacay Masaajidka weyn ee Regents Park Mosque ayaa waxaa ka soo qaybgalay culummo badan oo ay ka mid yihiin Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil, Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi & Culummo kale oo badan aduunka darafyadiisana ka kala yimid
Muxaadarooyinkii dhacay shalay hadday ku dhaafeen waxaad ka daawan kartaa Halkaan


