News

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya

(dotSO) oo ay maamulli jirtay hay’ad ka madax bannaan dowladda, sida ay baahisay wakaaladda wararka SONNA.

Maareeyaha hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Cabdi Sheekh Axmed, ayaa sheegay in sharciga isgaarsiintu uu qorayo in furaha taleefoonka (252) iyo astaanta internetka (dotSO) ay yihiin hanti qaran oo ay qasab tahay in ay ku soo noqdaan gacanta dawladda.

tan iyo xiligii ay dhacday dawladdii dhexe ee soomaaliya ayaa waxaaa guud ahaan gacanta dawaladdaa ka maqanaa maamulka is gaarsiinta soomaaliya kaasoo laga maamuli Jiray wadanka keenya waxaana hadda Muuqanaya dadaaladda xukuumadda soomaaliya ugu Jidho siddii ay mar labaad gacanta dawladda ugu soo Noqon lahayd,