Sports

Horjooge Siilaanyo oo Joojiyay Diiwaangalintii Gardarada aheyd uu ka waday Deegaanada Sool

Madaxweynaha Maamulka Somaliand Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa lagus oo waramayaa in uu soo saaray amar ah in la joojiyo Diiwaangalin laga sameeyo Gobolka Sool.

Warar hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweyne Siilaanyo uu Guddiga Diiwaangalinta Doorashooyinka uu ku amray in la joojiyo Guud ahaan Diiwaangalinta Dhanka Doorashooyinka Ee Gobolka Sool.

Warbaahinta  Puntland Voice Ayaa ogaatay in arintaan Ay Sabab u tahay kadib Markii Dhowaan heshiis Magaalada Caynaba uu ku dhexmaray Somaliand&Khaatumo.

1-In Xabad Joojin Inay Xabada Joojiaan Labada Dhinac .
2-In La Joojiyo Olalaha Diwaangalinta Deeganada Khaatumo
3-IN AY LABA MAAMUL AHAAN AH U WADA HADLAAN KHAATUMO IYO SOMALILAND.
4- IN Ay Labo Maamul Ahaan U Wada Hadlaan .
5-IN AY Wadahadalada Dhexdhexaad Ka Noqdaan Dowlad Aan Somalia Aheyn
6 Dastuurka Somaliland Wax Laga Badalo Oo Uu Noqdo Dastuur La Wada Leeyahey
7 Xilalka Loo Wada Sinaado Oo Si Cadaalad Ah Loo Wada Qeyb Sado
8 Ciidamada Laga Saaro Magaalada Las Anode Iyo Deeganada Khaatumo