I Love you Xaaskaaga ma tiraahdaa? Sh Muxamed IDIRIS DAAWO!!
April 28, 2011 // admin // Articles, Islam, News, VideosAbdullahi ibu Cabbaas wuxuu yiri saan u jeclahay inay xaaskayga isugu kay qurxiso ayaan anna u jeclaa uguna dadaalaa inaan anna isugu qurxiyo, ee adigu xaaskaaga ma isu qurxisaa?
Kilimad wanaagsan & ereyo macaan ma ku dadaashaa inaad guriga ku soo gasho markaad shaqo ama waxbarasho ka timaado, erayada macaan dumarkuna jecelyihiin sida I love you xaaskaaga ma ku tiraahdaa?
Markaad bannaanka ka timaado horay ma u soo qabata wax aad ku faraxgalinayso xaaskaaga sida Chocolate, (shokulaato) ama Cake ama ice-cream (Jallaato) ama xabad yaroo cadar ah horay ma u soo qaadaa?
Sir badan oo kaa qarsoon dadka intiisa badan ka dhaawo muxaadaradaan iskuna day inaad talooyinkaas qaadato si reerkaagu u noqdo mid ku dhisan jacayl, Dhimrin & isfaham.
Muxaadaradaan & kuwa kaleba ka daawo
http://www.youtube.com/qubacentre


