News

iidamada Booliiska magaalada Burco ee maamulka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Sheekh Cabdul Xaaq

C (Rusheeye).

Wadaadkan ayaa waqtigii la xirayay ku guda jiray shaqo maalmeedkiisa isagoo cashar ku dabiiba dadka xanuunsan.

Lama oga sababta loo xiray balse waayadan dambe waxaa baraha bulshada ka socotay eedayn loo jeedinayay Sheekhaas oo dhawaan xarun ka furtay magaalada Burco.